qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Diinta Iyo Aw-Qaabfta Ee Somaliland, Kaas Oo Ay Dhismihiisa Hirgelisey Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo.
May 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Diinta Iyo Aw-Qaabfta Ee Somaliland, Kaas Oo Ay Dhismihiisa Hirgelisey Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News