qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigay Xarun Cusub Oo Loo Dhisayo Agoomaha Magaalada Burco, Xaruntaas Oo Ay Maal-Gelinayso Hay’adda Kheyriga Ah Ee Al-Raxma.
May 13, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah U Dhagax Dhigay Xarun Cusub Oo Loo Dhisayo Agoomaha Magaalada Burco, Xaruntaas Oo Ay Maal-Gelinayso Hay’adda Kheyriga Ah Ee Al-Raxma, Xaruntaas Oo Noqonaysa Xaruntii Ugu Horeysey Ee Nooceeda Laga Dhagax-Dhigo Gobollada Bariga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News