qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo Ku Saabsan Xuska Munaasibadda 18-Ka May Iyo Codkii Xidigta Reer Finland Ee Tufaax Darajo.
May 14, 2018 - Written by qoriadmin

Helsinki-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Hees Cusub Oo Loogu Tallo-Galay Xuska Munaasibadda 18-Ka May Iyo Codkii Xidigta Reer Finland Ee Tufaax Darajo, Heestaas Oo La Magac Baxday ”Maalintii Xusuusta Iyo Xiska Nagu Lahaydeey”, Waana Ereyadii Abwaan Abdiraxman Daallo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News