qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Adag Ka Biyey Hadal Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani, Kuwaas Oo Ka Soo Horjeestey Lacagtii Lagu Wareejiyey Guddida Komishinka Doorashooyinka Ee Somaliland.
May 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Md. Jaamac Shabeel Ayaa Jawaab Adag Ka Biyey Hadal Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kuwaas Oo Ka Soo Horjeestey Lacagtii Lagu Wareejiyey Guddida Komishinka Doorashooyinka Ee Somaliland, Arrintaas Oo Aan La Garanayn Waxa Ay Uga Jeedaan Iyo Waxa Ay Doonayaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News