qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Oo Maamulka Punland Ka Qabsaday Deegaano Hor Leh, Kuwaas Ay Ka Mid Yihiin Deegaanada God-Qaboobe Iyo Faliidhyaale Oo Labaduba Garoowe Ku Dhow.
May 15, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wararka Aanu Ka Helayno Ilo-Waredyo Muhiim Ah Oo Iyagu Ku Sugan Aagga Dagaalka Ayaa Noo Xaqiijiyey In Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Ay Maamulka Punland Ka Qabsadeen Deegaano Hor Leh Oo Ay Hore Maleeshiyadoodu Kugu Sugnayd, Kuwaas Ay Ka Mid Yihiin Deegaanka God-Qaboobe Iyo Faliidhyaale Oo Labaduba Garoowe U Dhow.
Dagaalkan Saaka La Isku Fara-Saaray Oo Ahaa Dagaal Qadhaadh, Ayaa Waxa Uu Cashar Lama Ilaawaan Ah U Noqonayaa Maleeshiyadii Laga Soo Ururiyey Maamul-Goboleedyada Yar-Yar Ee Dalka Somalia Iyo Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia Oo Weli Riwaayad Ku Jira, Waxa Kale Oo Uu Quus U Yahay Maamulka Budh-Cad Baddeedka Ah Ee Majeerteeniya, Kaas Oo Uun Afka Ka Nool, Balse Aan Weligii Dagaal Uu Cid Kale La Galay Guul Ka Keenin.
Waxaana Hadda Degen Guud Ahaan Xaaladda Deegaamadii Saaka Lagu Dagaalamay, Waxaana Ka Da’aaya Roobab Mahiigaan Ah.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News