qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dalka Ethiopia Oo Laga Xusay 18-Ka May Iyo Masuuliyiinta Safaaradda Somaliland Ee Dalkaasi Ehiopia Oo Ka Soo Qayb-Galay.
May 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dalka Ethiopia Ayaa Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May, Munaasibaddaas Oo Ka Dhacday Xarunta Shaqaalaha Ee Dawladda Ethiopia Ee Magaalada Addis-Ababa Ayaa Waxa Ka Soo Qayb-Galay Masuuliyiinta Safaaradda Somaliland Ee Dalkaasi Ehiopia.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News