qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Tegey Deegaanadii Shalay Lagu Dagaalamay Ee Tuka-Raq, Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Soo Bandhigay Saanad Military Oo Ay Dagaalkii Shalay Ku Qabsadeen.
May 16, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Booqasho Ku Tegey Deegaanadii Shalay Lagu Dagaalamay Ee Tuka-Raq, Halkaas Oo Ay Gacanta Ku Hayaan Ciidamada Qaranka Ee Somaliland, Waxaana Halkaas Lagu Soo Bandhigay Hub Iyo Saanad Ciidan Oo Ay Ciidamada Somaliland Ku Qabsadeen Dagaalkii Qadhaadhaa Ee Shalay Halkaasi Ka Dhacay.

 

 

  

 

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News