qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Deegaanka Tuka-Raq Ee U Dhexeeya Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Villa Somalia.
May 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Deegaanka Tuka-Raq Ee U Dhexeeya Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Villa Somalia, Wuxuuna Sheegay In Wixii Halkaas Ka Dhaca Uu Dusha U Ridan Doono Madaxweynaha Maamulkaasi Taagta Darran Ee Villa Somalia Mr. Farmaajo

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News