qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Reer Burco Kala Qayb-Galay Dabaal-Degga I8-Ka May, Weerar Afka Ahna Ku Qaaday Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
May 16, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Shacabka Reer Burco Kala Qayb-Galay Munaasibadda Dabaal-Degga I8-Ka May, Waxa Kale Oo Uu Weerar Afka Ah Ku Qaaday Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Uu Dalka Ka Abuurayo Khal-Khal Amni Iyo Xasilooni Darro.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News