qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Khudbad Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Munaasibaddii Xuskii 18-Ka May, Fariin Adgna U Diray Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia.
May 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Khudbad Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Munaasibaddii Xuskii 18-Ka May, Sidoo Kalena Fariin Adag U Diray Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia,” Waxa Aanu U Dhigi Doonaa Cashar Adag Oo La Mid Ah Kii Aanu Afweyne U Dhignay Haddii Ay Joogsan Waayaan”.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News