qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranka Somaliland Oo Xuskii Munaasibadda 18-Ka May Ku Soo Bandhigay Cududooda Iyo Xirfadooda Ciidanimo, Una Quus Gooyey Guud Ahaan Cadowga Somaliland Iyo Daba Dhilifkiisaba.
May 17, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xuskii Munaasibadda 18-Ka May Ku Soo Bandhigay Cududooda Iyo Xirfadooda Ciidanimo, Taas Oo U Quus Gooysey Guud Ahaan Cadowga Somaliland Iyo Daba Dhilifkiisaba.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News