qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dagaalka Tuka-Raq Ku Eedeeyey In Ay Dabada Ka Riixayaan Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Somalia Mr. Michael Keating Iyo Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia.
May 17, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Dagaalka Tuka-Raq Ku Eedeeyey In Ay Dabada Ka Riixayaan Ergeyga Qaramada Midoobey Ee U Qaabilsan Dalka Somalia Mr. Michael Keating Iyo Madaxweynaha Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia Mr. Farmaajo

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News