Hambalyo: Bishii Barakaysnayd Ee Ramadaan Oo Caawa Kowsatey
May 17, 2018 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Haddii Aanu Nahay Bahda Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com, Waxa Aanu Halkan Hambalyo Iyo Bogaadin Uga Diraynaa Dhammaan Ummadda Muslimiinta Ah Ee Caalmka Ku Nool, Gaar Ahaan Bulshada Reer Somaliland, Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Awgeed, Waxaanuna Ileenahay Illaahay Bishan Bisheeda Ha Innagu Gaadhsiiyo, Caafimaad Qab, Bash-Bash Iyo Barwaaqo…Aamiin.