qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe” Farmaajo Waad Ku Mahadsan Tahay Hadiyaddii Qaaliga Ahayd Ee Aad Noo Soo Dirtay”.
May 18, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe” Mr. Farmaajo Waad Ku Mahadsan Tahay Hadiyaddii Qaaliga Ahayd Ee Aad Noo Soo Dirtay Ee Aanu 18-Kii May Ku Maray”. Taas Oo Ula Jeedey Hubkii Tirada Badnaa Ee Laga Qabsaday Maleeshiyadii La Soo La Soo Khalday Ee Weerarka Ku Soo Qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore, Kuwaas Oo La Kulmay Jawaab Adag Oo Aanay Weligood Mahadin Doonin.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News