qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Suuqa Ganacsi Ee Degmada Tog-Wajaale Oo Ka Soo Kabanaaya Dabkii Dhawaan Baabi’iyey Qaybo Badan Oo Ka Mid Ahaa Suuqaasi, Kaas Oo Galaaftay Hanti Aad U Badan.
May 19, 2018 - Written by qoriadmin

Tog-Wajaale-(QorilugudNews24)-Suuqa Ganacsi Ee Degmada Tog-Wajaale Ayaa u Muuqda In Uu Ka Soo Kabanaayo Dabkii Dhawaan Baabi’iyey Qaybo Badan Oo Ka Mid Ahaa Suuqaasi, Kaas Oo Sida Laga Warqabo Galaaftay Hanti Aad U Badan.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News