qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Marxuun G/Dhexe Cawaale Axmed Galaal Oo Ahaa Taliyihii Hoggaanka Hawl-Gelinta Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland.
May 20, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxaa Maanta Magaalada Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Marxuum G/Dhexe Cawaale Axmed Galaal Oo Ahaa Taliyhii Hoggaanka Hawl-Gelinta Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, Taliye Cawaale Ayaa Xalay Ku Geeriyoodey Gurigiisa Oo Ku Yaalla Magaalada Hargeysa.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq.

Illaahay Ha U Naxariisto Marxuum Cawaale Axmed Galaal, Qabrigana Ha U Nuuro, Samir Iyo Imaan Saadiqana Haka Siiyo Dhammaan Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Guud Ahaan Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay… Aamiin…. Aamiin.
Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News