qorilugudnews24.com
Khasaaraha Ka Dashay Roobab Watey Dabaylo Iyo Duufaano Oo Ka Da’ay Deegaanada Gobolka Awdal Iyo Selel Ee Galbeedka Somaliland Oo La Shaaciyey.
May 20, 2018 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Wararka Ka Imanaya Deegaanada Gobolka Awdal Iyo Selel Ee Galbeedka Somaliland Ayaa Sheegaya In Ay Halkaasi Ka Da’een Roobab Watey Dabaylo Iyo Duufaano, Kusaas Oo Sababay Khasaare Kala Duwan Oo Naf Iyo Maalba Leh.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News