qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalka Maraykanka, Kulankaas Oo Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd.
May 20, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalka Maraykanka, Kulankaas Oo Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd, Ayaa Waxa Faah-Faahin Ka Bixiyey Wasiirka Wasaaradda Ammuuraha Dibedda Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News