qorilugudnews24.com
Dawladda Turkiga Oo Dalkeeda Ka Caydhisay Danjirihii Dalka Yuhuuda Ee Dalkeeda U Fadhiyey Iyo Tiro Kale Oo Dublamaasiyiin Ah, Waxaana Cirka Isku Shareeray Xurgufta Siyaasaddeed Ee U Dhexeysa Turkiga Iyo Yuhuuda.
May 21, 2018 - Written by qoriadmin

Istanbul-(QorilugudNews24)-Dawladda Turkiga Ayaa Dalkeeda Ka Caydhisay Danjirihii Dalka Yuhuuda Ee Dalkeeda U Fadhiyey Iyo Tiro Kale Oo Dublamaasiyiin Ah, Waxaana Cirka Isku Shareeray Xurgufta Siyaasaddeed Ee U Dhexeysa Dalalka Turkiga Iyo Yuhuuda, Tallaabadan Oo Hiil U Ah Shacabka Reer Falastiin Ee La Gumaadaayo.

Isha Ku Hay Warbaanta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News