qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Agaasimihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Somaliland Ee Qaaradda Yurub Garyaqaan Cabdiraxmaan Cali Ubaxle Oo Si Mug Iyo Miisaan Leh Uga Hadlay Waxa Uu Sharciga Caalamku Ka Qabo In Aynu Difacaano Xududaheena Iyo Waxa Uu Dastuurka Somaliland Inagu Waajibiyey, Marka Ay Timaado Difaaca Dalka Iyo Xuduudihiisa.
June 1, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Agaasimihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Somaliland Ee Qaaradda Yurub (SLNTV EUROPE), Garyaqaan Cabdiraxmaan Cali Ubaxle, Isla Markaana Ah Nin Sharci Yaqaan Ah, Ayaa Si Mug Iyo Miisaan Leh Uga Hadlay Waxa Uu Sharciga Caalamku Ka Qabo In Aynu Difaacano Xududaheena Iyo Waxa Uu Dastuurka Somaliland Inagu Waajibiyey, Marka Ay Timaado Difaaca Dalka Somaliland Iyo Xuduudihiisa.

By: Garyaqaan Cabdiraxmaan Cali Ubaxle.
Hargeysa/Somaliland.

COMMENTS
Latest News