qorilugudnews24.com
Alleylehe War-Saxaafaddeed Puntland Buu Eeday, Dawladnimona Somalia Ayey Eeday Oo Lix Madaxweyne Yeelatay, Waase La Yaabka Dunida Iyo Arrimaha Ku Cusub.
June 5, 2018 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Madaxda Ugu Saraysa Maamul-Goboleedka Somaaliyeed Ee Puntland Ayaa Miciin Moodey In Ay 5 Daqiiqaba Soo Saaraan Waxa Ay Ugu Yeedheen War-Saxaafaddeed, Kadib Jabkii Ciidamadooda Ka Soo Gaadhey Dagaalkii Tuka-Raq Ee Ay La Galeen Ciidamada Qaranka Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Kaas Oo Ay Weli La Tiicayaan Dakharadii Iyo Jabkii Baahsanaa Ee Ka Soo Gaadhey.
Waxaase Qosal Ka Joogaa Waxa Ay Maantana La Shir Yimaadeen, Iyaga Oo Maamulka Villa Somalia Ku Eedeeyey In Uu La Safan Yahay Jamhuuriyadda Somaliland, Kadib Markii Ay Ka Hinaaseen 1 Million Oo Dollar Oo Uu Maamulka Somalia Ugu Deeqay Dadkii Ay Waxyeeladu Ka Soo Gaadhey Roobabkii Duufaanada Iyo Dabaylaha Watey Ee Dhawaan Ku Dhuftay Deegaanada Xeebaha Waqooyi Ee Somaliland, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo.
Saaxiibayaal Faalladu Waa Idinka Xaggiina.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News