qorilugudnews24.com
Hadalkii Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Mal-Mal Iyo Foox, Kaas Oo Dibedda U Soo Saaray Masas Iyo Abeesooyin Sun Badan Oo Somaliland Ku Dhex Dhuumanaayey.
June 9, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hadalkii Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee Ucid Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Ayaa Noqday Mal-Mal Iyo Foox Dibedda U Soo Saaray Masas Iyo Abeesooyin Sun Badan Oo Inoo Dhuumanaayey, Waxaana La Yaab Ah In Ay Bulshada Reer Somaliland Ka Mid Yihiin Ama Ku Dhex Jiraan Dad Lidi Ku Ah Ama Ka Xun, Cid Kasta Oo U Jawaabta Cadowga Somaliland, Arrintaas Oo U Baahan In Laga Feejignaado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News