qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Si Khaldan Looga Baahiyey Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Waraabe, Kuwaas Oo Ay Baahiyeen Xubno Ka Tirsan Xisbigii Dhacay Ee Waddani, Balse Ku Dhuumanay Magaca Jaamacadda Camuud.
June 9, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Md. Cabdinasir Muxumed Buunii Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Si Khaldan Looga Baahiyey Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Waraabe, Hadalladaas Been Abuurka Ah Oo Ay Baahiyeen Ama Faafiyeen Xubno Ka Tirsan Xisbigii Dhacay Ee Waddani, Balse Ku Dhuumanay Magaca Jaamacadda Camuud.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News