qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dhulbahante Ciddina Somaliland Kumay Khasbin Ee Iyaga Ayaa Doortay, ” Ex-Wasiir Axmed Cali Casoowe.
June 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Ee Xukumaddii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Md. Axmed Cali Casoowe, Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Aan Beelaha Dhulbahante Ciddina Ku Khasbin Somalilandnimada, Balse Ay Iyagu Doorteen, Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Aanu Cabdiweli Gaas Awood U Lahayn In Uu Xilligan Sameeyo Xuduudo Qabiil Oo Cusub.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News