qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyiinta Wasaaraddaha Maaliyadda Iyo Deegaanka Ee Somaliland Oo Maanta Si Wada Jir Ah U Gubey Baco Laga Soo Waaridey Deegaanada Maamul-Goboleedka Puntland.
June 10, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyiinta Wasaaraddaha Maaliyadda Iyo Deegaanka Ee Somaliland Ee Ka Hawl-Gala Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah U Gubey Baco Laga Soo Waaridey Deegaanada Maamul-Goboleedka Puntland, Kuwaas Oo Hore Dalka Looga Mabnuucay, Ayaa Lagu Soo Qabtay Contorolka Bari Ee Deegaanka Degmada Beer Ee Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News