qorilugudnews24.com
Argagixiso Kama Jirto Majeerteeniya Ee Waa Mashruuc Ay Ku Shaqaystaan Madaxda Garoowe Iyo Boosaaso Oo Ay Dalalka Reer Galbeedka Lacag Kaga Cunaan,”Eng. Faysal Cali Waraabe”.
June 11, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Argagixiso Kama Jirto Majeerteeniya Ee Waa Mashruuc Ay Ku Shaqaystaan Madaxda Garoowe Iyo Boosaaso Oo Ay Dalalka Reer Galbeedka Lacag Kaga Cunaan, Shakina Kuma Jiro In Daaraha Qurxaha Badan Ee Ka Dhisan Magaalooyinka Garoowe Iyo Boosaaso Lagu Dhisay Lacagtii Budh-Cad Baddeeda Ee Mariibta Madax-Furashada Looga Qaatay, Adduunkuna Taas Ma Moogana Ee Waa Wada Og Yahay, Markaa Yaan Waxba Somaliland Lagula Soo Gal-Galan, Waayo Film-Kaasi Waa Shineemo Mar Hore La Daawaday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News