qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Horumarka Ka Tis-Qaaday Garoomada Iyo Ciyaaraha Gobolka Sool Ee Somaliland.
June 11, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Horumarka Ka Tis-Qaaday Garoomada Iyo Ciyaaraha Gobolka Sool Ee Somaliland, Iyada Oo Uu Hadda Halkaasi Ka Socdo Tartankii Ciyaaraha Ee Koobka Bisha Barakaysan Ee Ramadan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News