qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Iyo Ciidamada Gobolka Xaysimo Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Warar Been Abuur Ahaa Oo Sheegayey In Ciidamo Boolis Ahi Ay Somaliland Ka Goosteen, Kuna Biireen Maamulka Puntland.
June 11, 2018 - Written by qoriadmin

Taleex-(QorilugudNews24)-Maamulka Iyo Ciidamada Gobolka Xaysimo Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Warar Been Abuur Ahaa Oo Sheegayey In Ciidamo Boolis Ahi Ay Somaliland Ka Goosteen, Kuna Biireen Maamulka Puntland, Arrintaas Oo Ay Ku Tilmaameen In Ay Tahay Dacaayad Raqiis Ah Iyo Been La Dhoob-Dhoobay, Waxa Kale Oo Ay Sheegeen In Ay Ciidamadaasi Ahaayeen Kuwii Tababarka Diidey Ee La Ruqseeyey.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News