qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Saylada Xoolaha Ee Magaalada Burco Oo Laga Dareemayo Dhaq-Dhaqaaqa Kala Iibsiga Xoolaha Iyo Qiimaha La Kala Siisanaayo.
June 11, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Saylada Xoolaha Ee Magaalada Burco Ayaa Laga Dareemayaa Dhaq-Dhaqaaqa Kala Iibsiga Xoolaha Iyo Qiimaha La Kala Siisanaayo, Iyada Oo Ay Maalintii Shalay Uun Ahayd Markii Ay Xukuumadda Somaliland Ku Dhawaaqday In La Qaaday Xayiraadii Saarayd Dhoofka Xoolaha Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News