qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Ku Dhawaaqday In La Furay Dhoofkii Xoolaha Somaliland.
June 11, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Horumarinta Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Mar Kale Ku Dhawaaqday In La Furay Dhoofkii Xoolaha Somaliland, Iyada Oo Ay Dhawaan Dekedda Magaalada Berbera Ka Shiraaqdeen Laba Markab Oo Sida Xoolo Aad U Tiro Badan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News