qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Madaxda Maamul-Goboleedyada Villa Somalia Iyo Garoowe Mr. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Iyo Cabdiweli Gaas.
June 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Md. Cabdinasir Muxumed Buuni Ayaa Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Madaxda Maamul-Goboleedyada Villa Somalia Iyo Garoowe Mr. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Iyo Cabdiweli Gaas, Kuwaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Iyagu Argagixida Someeyaan, Isla Markaana Ay Adduunka Ku Baadhaan, Waxa Kale Oo Uu Farta Ku Fiiqay Rag Basaasiin Ah Oo Hore Uga Tirsanaan Jirey Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Kawaas Oo Qaranka Somaliland Kula Dhex Jira Dibin- Daabyo Iyo Dhagaro Qarsoon.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News