qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Kulankii Taariikhiga Ahaa Ee Dhexmaray Hoggaamiyeyaasha Dalalka Maraykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Mr. Donald Trump Iyo Kim Jong Un Iyo Qodobadii Ka Soo Baxay.
June 12, 2018 - Written by qoriadmin

Singapore-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Kulankii Taariikhiga Ahaa Ee Dhexmaray Hoggaamiyeyaasha Dalalka Maraykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Mr. Donald Trump Iyo Kim Jong Un Iyo Qodobadii Ka Soo Baxay Ee Lagu Heshiiyey, Kulankaas Oo Ka Dhacay Jasiiradda Sentosa Ee Dalka Singapore Ayaa Qaatay Muddo 5 Saacadood Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News