qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Toghdeer Oo Si Weyn Looga Dareemayo U Diyaar-Garowga Munaasibadda Eidul Fidriga Ee Fooda Inagu Soo Haysa.
June 12, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Toghdeer Ayaa Si Weyn Looga Dareemayaa U Diyaar-Garowga Munaasibadda Eidul Fidriga Ee Fooda Inagu Soo Haysa, Iyada Oo Ay Suuqyada Magaalada Soo Buux Dhaafiyeen Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Halkaasi Ku Dhaqan, Kuwaas Oo Iibsanaya Dharkii Iida Iyo Alaabta Kale Ee Guryaha Lagu Qurxisto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News