qorilugudnews24.com
Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid Md. Yuusuf Keyse Cabdillaahi Oo Farta Ku Fiiqay Sawirka Dhabta Ah Ee Ay Leeyihiin Siyaasiyiinta Reer Somaliland, Kuwaas Oo Marka Ay Xil Ka Waayaan Somaliland Xamar U Yaaca, Sidoo Kalena Ka Hadlay Wasaaraddii Warfaafinta Somaliland Oo Fadhiid Noqotay, Kaalinteediina La Tebey.
June 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Md. Yuusuf Keyse Cabdillaahi Ayaa Farta Ku Fiiqay Sawirka Dhabta Ah Ee Ay Leeyihiin Siyaasiyiinta Reer Somaliland, Kuwaas Oo Marka Ay Xil Ka Waayaan Somaliland Xamar U Yaaca, Waxa Kale Oo Uu Ka Hadlay Wasaaraddii Warfaafinta Somaliland Oo Gebi Ahaanba Fadhiid Noqotay, Isla Markaana Kaalinteedii La Tebey Oo Ay Bulshadu Su’aalo Badan Iska Weydiinayso.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News