qorilugudnews24.com
Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Md. Cabdinasir Muxumed Buuni Oo Shaaca Ka Qaaday In Jaamacaddii Camuud Noqotay Jamaamacad Qabiil, Isla Markaana Ay Maamulaan Qaar Ka Mid Ah Kaadiriinta Xisbigii Dhacay Ee Waddani.
June 13, 2018 - Written by qoriadmin

Boorama-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Md. Cabdinasir Muxumed Buuni Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Jaamacaddii Camuud Noqotay Jamaamacad Qabiil Oo Uu Reer Gaar Ahi Leeyahay, Isla Markaana Ay Maamulaan Qaar Ka Mid Ah Kaadiriinta Xisbigii Dhacay Ee Waddani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News