qorilugudnews24.com
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay In Aanay Marnaba Cidna Gorgortan Kala Geleyn Xuduudaha Somaliland, Balse Dinacooda Ay Diyaar U Yihiin Wax Kasta Oo Nabad-Gelyo Ka Abuuraya Mandaqadda.
June 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Oo Maanta U Waramaayey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Sheegay In Aanay Marnaba Cidna Gorgortan Kala Geleyn Xuduudaha Somaliland, Balse Dinacooda Ay Diyaar U Yihiin Wax Kasta Oo Nabad-Gelyo Ka Abuuraya Mandaqadda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News