qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Caawa Cafis U Fidiyey Maxaabiista Ku Jirta Xabsiyada Kala Duwan Ee Dalka, Gaar Ahaan Kuwooda Ku Xukuman Dembiyada Fudud, Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed.
June 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Caawa Cafis U Fidiyey Maxaabiista Ku Jirta Xabsiyada Kala Duwan Ee Dalka Somaliland, Gaar Ahaan Kuwooda Ku Xukuman Dembiyada Fudud, Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed, Sidaana Waxa Lagu Sheegay Wareegto Madaxweyne Oo Caawa Ka Soo Baxday Qasriga Madaxtooyada Ee Somaliland, Wareegtadaas Oo Ay Summaddeedu Ahayd (JSL/XM/WM/222-113/062018).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News