qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Hambalyo Ku Aaddan Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Reer Somaliland, Gudo Iyo Dibedba.
June 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Hambalyo Ku Aaddan Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Reer Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogaan Gudo Iyo Dibedba, Isaga Oo U Rajeeyey In Ay Sannadkan Sannadkiisa Ku Gaadhaan Caafimaad Qab, Bash-Bash Iyo Barwaqo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News