qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Pro. Cali Khaliif Galaydh Oo Kashifay Siwirka Dhabta Ah Ee Uu Leeyahay Maamulk-Goboleedka Majeerteeniya ”Waar Waa Nimanka Ay Dawladda Somalia Ee Muqdisho Ka Degi Weydey Anagana Madaxa Ayey Nagaga Taagan Yihiin”.
June 15, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Pro. Cali Khaliif Galaydh Oo Kashifay Sawirka Dhabta Ah Ee Uu Leeyahay Maamul-Goboleedka Majeerteeniya, Waar Waa Nimanka Ay Dawladda Somalia Ee Muqdisho Ka Degi Weydey, Annagana Madaxa Ayey Nagaga Taagan Yihiin–Lama Diidana In Aanu Isku Reer Nahay Laakiin Niman Ogahay Waxaba Ku Darsanmaayo, Iyagu Ha Is Ogolaadaan Majeerteen Waa Dad Khiyaamo Lagu Saliday, Munaafaqad Iyo Aniga Aniga Ayaa Noolaanaya Iyada Oo La Maraayo Qarnigii 21aad, Taasina Waa Jahli.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News