qorilugudnews24.com
Dagaalkii U Dhexeeyey Qoomiyadaha Soomaalida Iyo Oromada Ee Dalka Ethiopia Oo Dib U Soo Laba Kacleeyey, Dagaalkaas Oo Ka Qarxay Deegaanka Lagu Magacaabo Tuli Guuleed.
June 15, 2018 - Written by qoriadmin

Jig-Jiga-(QorilugudNews24)-Dagaalkii U Dhexeeyey Qoomiyadaha Soomaalida Iyo Oromada Ee Dalka Ethiopia Ayaa Dib U Soo Laba Kacleeyey, Dagaalkaas Oo Sida La Sheegay Ka Qarxay Deegaanka Lagu Magacaabo Tuli Guuleed Ayaa Waxa Ka Dhashay Khasaare Baahsan Oo Naf Iyo Maalba Leh, Kaas Oo Sababy Dhimashada Ilaa 40 Ruux Oo Ka Kala Tirsan Dhinacyadii Halkaasi Ku Dagaalamay, Waxaana Jira Dad Aad U Fara Badan Oo Deegaanadaasi Ka Bara-Kacay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News