qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland Ee Dhinaca Arrimaha Bulshada Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Cismbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood, Deegna Gaadhsiiyey.
June 15, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland Ee Dhinaca Arrimaha Bulshada Md. Cabdiwaaxid Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Cismbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood, Halkaas Oo Uu Gaadhsiiyey Deeq Xoolo Nool Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News