qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Oday Caan Ka Ah Gobolka Sool Oo Kabaha La Dulmaray Maamulka Pintland Ee Garaacaya Durbaanka Uu Haragii Ka Qoyey Iyo Dadka Xasaradda Ka Wada Gobolka Sool, Kuwaas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Yihiin Dad Bililiqo Doon Ah.
June 15, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Oday Caan Ka Ah Gobolka Sool Ayaa Kabaha La Dulmaray Maamulka Pintland Ee Garaacaya Durbaanka Uu Haragii Ka Qoyey Iyo Dadka Xasaradda Ka Wada Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Kuwaas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Yihiin Dad Bililiqo Doon Ah, Dadkana Uga Digey, Sidoo Kalena Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqay In Ay Si Deg Deg Ah Wax Uga Qabato Dadkaas Fidno-Wadayaasha Ah Ee Magaalada Ku Dhex Dhuumaalaysanaya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News