qorilugudnews24.com
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Hadda Ku Sugan Jiida Hore Ee Duleedka Magaalada Garoowe Ayaa Sheegay In Ay Dadka Deegaankaasi Iska Iloobaan Riwaayadda Ay Jilayaan Cabdiweli Gaas Iyo Taageerayaashiisu, Isla Markaana Aanay Ku Riyoon In Puntland Halkan Ku Soo Noqon Doonto.
June 23, 2018 - Written by qoriadmin

Tuka-Raq-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Hadda Ku Sugan Jiida Hore Ee Duleedka Magaalada Garoowe Ayaa Sheegay In Ay Dadka Deegaankaasi Tuka-Raq Iska Iloobaan Riwaayadda Ay Jilayaan Cabdiweli Gaas Iyo Taageerayaashiisu, Isla Markaana Aanay Ku Riyoon In Puntland Halkan Ku Soo Noqon Doonto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News