qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Carruureed Ka Soo Yeedhay Horjoogaha Maamul-Goboleedka Majeerteeniya Mr.Cabdiweli Gaas.
June 24, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Carruureed Ka Soo Yeedhay Horjoogaha Maamul-Goboleedka Majeerteeniya Mr.Cabdiweli Gaas, Maamulkaas Iyo Horjoogahooda Oo U Xuubiibtey In Ay Noqdaan Propaganda Machine Iyo Maajaajileysteyaal, Kuwaas Oo Dadkooda U Metelaaya Riwaayad Mar Hore La Daawaday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News