qorilugudnews24.com
Ururka Maamul Gobolleedyada Yar-Yar Ee Ka Jira Dalka Somalia Ee Uu Horjoogaha U Yahay Mr. Cabdiweli Gaas Oo Ka Soo Horjeestey Kaalmada Tooska Ah Ee Ay Beesha Caalamku Gaarka U Siiso Jamhuuriyadda Somaliland, Iyaga Oo Taageeray Mowqifka Maamulka Villa Somalia.
June 24, 2018 - Written by qoriadmin

Baydhabo-(QorilugudNews24)-Ururka Maamul Gobolleedyada Yar-Yar Ee Ka Jira Dalka Somalia Ee Uu Horjoogaha U Yahay Mr. Cabdiweli Gaas Ayaa Ka Soo Horjeestey Kaalmada Tooska Aha Ee Ay Beesha Caalamku Sida Gaarka U Siiso Jamhuuriyadda Somaliland, Iyaga Oo Taageeray Mowqifka Maamulka Villa Somalia, Arrintaas Oo U Muujinayasa In Dalkii La Odhan Jirey Somalia Ay Gacanta U Gashay Beel Gaar Ah, Waayo Waxa Aynu Wada Ogsoonahay In Magaalada Muqdisho Uu Ka Talliyo Mr. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, Halka Maamul-Gobolleesyadii Yar-Yaraa Ee Ka Jirey Dalkaasi Soomaaliyana La Hoos Geeyey Horjoogaha Maamul-Gobolleedka Majeerteeniya Mr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Labadaas Horjooge Oo Ka Soo Wada Jeeda Hal Beel Oo Ka Mid Ah Beelaha Ku Dhaqan Dalka Somalia.

 

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News