qorilugudnews24.com
Waxa Aannu Halkan Hambalyo Iyo Bogaadin Uga Diraynaa Md. Zakeriye Cabdi Xaashi Daahir Iyo Marwadiisa Aasiya Ilwaad, Oo Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
July 2, 2018 - Written by qoriadmin

Helsinki-(QorilugudNews24)-Haddii Aanu Nahay Maamulka Guud Iyo Dhammaan Hawl-Wadeenada Warbaahinta Caalamiga Ah Ee QorilugudNews24.com, Waxa Aannu Halkan Hambalyo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin Uga Diraynaa Lamaanaha Is Calmaday Ee Md. Zakeriya Cabdi Xaashi Daahir Iyo Marwadiisa Aasiya Ilwaad, Oo Uu Xalay Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ee Dalka Somaliland, Waxaanuna Leenahay Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Negaado, Wiil Iyo Caano, Gabadh Iyo Barwaaqo, Waxaanuna Idiin Ku Ducaynaynaa Ducadii Rasuulkeena ( C S W) Ee Ahayd (Baraka Allahu Lakuma Wabaraka Calaykuma Wajamaca Beynakuma Filkheyr).

https://i2.wp.com/4.bp.blogspot.com/-_2OYmVCSPbw/Uz1qaS60HII/AAAAAAAAK5o/mveD8kDXvoo/s1600/Flower+Animation.gif?resize=584%2C439

By: Aarjeberti.
QN24 WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News