qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ee Somaliland Eng. Cabdirisaaq Jaamac Nuur (Ina Naakhuude) Oo Ka Hadlay Qorshayaal Lagula Dhaqmi Doono Dadka Sida Sharci-Darrada Ah U Jara Dhirta Qoyan.
July 8, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ee Somaliland Eng. Cabdirisaaq Jaamac Nuur (Ina Naakhuude) Oo Ka Hadlay Qorshayaal Lagula Dhaqmi Doono Dadka Sida Sharci-Darrada Ah U Jara Dhirta Qoyan, Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Muddan Doonaan Ciqaab Adag Isugu Jirta Xadhig Iyo Ganaax Lacageed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News