qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Iyo Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Saaka Ku Waaberiistey Jiida Hore Ee Deegaanka Tuka-Raq Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Halkaas Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyey.
July 8, 2018 - Written by qoriadmin

Tuka-Raq-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Iyo Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Saaka Ku Waaberiistey Jiida Hore Ee Deegaanka Tuka-Raq, Halkaas Oo Ay Talisyada Sare Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News