qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Ethiopia Oo Maanta Safar Taariikhi Ah Ku Tegey Magaalada Asmara Ee Xarunta Dalka Eritrea.
July 8, 2018 - Written by qoriadmin

Asmara-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Ethiopia Dr. Abiy Ahmed Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Safar Taariikhi Ah Ku Tegey Magaalada Asmara Ee Xarunta Dalka Eritrea, Halkaas Oo Ay Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyeen Madaxweynaha Dalkaasi Eritrea Madaxweyne Isaias Afewerki Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Xukuumadda Asmara.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News