qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Hadda Ku Wajahan Deegaanka Degmada Ceel-Afweyn, Iyada Oo Ay Ka Sii Horeeyeen Ergadii Loo Xil Saaray Nabaddaynta Ceel-Afweyn.
July 8, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Hadda Ku Wajahan Deegaanka Degmada Ceel-Afweyn, Iyada Oo Ay Ka Sii Horeeyeen Ergadii Nabadda Ee Loo Xil Saaray Daminta Colaadda Deegaanada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News